Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sayncaddaa

MagacLafdheeri

Macnaha

Nin da' weyn oo waaya-arag ah. ld sayncadde.

Erayo la-mid ah

saynAddin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.saynTimo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.saynisCilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.saynisyahanQof cilmiga sayniska aqoon u leh.saynisyahannimoSaynisyahan ahaan-sho.saynsaab1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaa…saynsaab1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.saynsaaboWax saynsaab u samaysasho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms