Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saynsaab

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.

Erayo la-mid ah

saynAddin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.saynTimo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.sayncaddaaNin da' weyn oo waaya-arag ah. ld sayncadde.saynisCilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.saynisyahanQof cilmiga sayniska aqoon u leh.saynisyahannimoSaynisyahan ahaan-sho.saynsaaboWax saynsaab u samaysasho.saynwaraariDabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms