Qaamuuska Asalka
sarrifan
(-fnaa, -fnayd)Falmg4
Macnaha
Lacag wax la sarrifay ahaansho.
Erayo la-mid ah
sarraafQof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.sarraafadQarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; mas…sarraxXabad; gaaddo.sarraysiiKa s.: wax, wax kale ka kor marin.sarreeKa s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.sarreenBadar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna la…sarreeye1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab ja…sarrif1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarri…

