Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sarreeye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.

Erayo la-mid ah

sarraafQof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.sarraafadQarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; mas…sarraxXabad; gaaddo.sarraysiiKa s.: wax, wax kale ka kor marin.sarreeKa s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.sarreenBadar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna la…sarrifLacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.sarrif1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarri…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms