Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sarreen

MagacLafdheeri

Macnaha

Badar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna laga cuno, marka la shiidana bur noqda.

Erayo la-mid ah

sarraafQof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.sarraafadQarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; mas…sarraxXabad; gaaddo.sarraysiiKa s.: wax, wax kale ka kor marin.sarreeKa s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.sarreeye1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab ja…sarrifLacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.sarrif1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarri…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms