Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saqajaan

(-nno, miin, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon. 2. Xishoon la'ahaanshada.

Erayo la-mid ah

saqaafMacne la'aan socosho. ld saqaafee.saqaafeSocod warwareeg ah oo lagu qaraabto. ld saqaaf¹.saqaafidld saqaafeyn.saqafQori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.sa…saqafaysashold saqafaysad, saqafaysi.saqafaysoTimo saqaf ku firasho.saqafeeTimo saqaf ku firid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms