Qaamuuska Asalka
saqaaf
(-fay, -ftay)Falmg1
Macnaha
Macne la'aan socosho. ld saqaafee.
Erayo la-mid ah
saqaafeSocod warwareeg ah oo lagu qaraabto. ld saqaaf¹.saqaafidld saqaafeyn.saqafQori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.saā¦saqafaysashold saqafaysad, saqafaysi.saqafaysoTimo saqaf ku firasho.saqafeeTimo saqaf ku firid.saqajaan1. S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon. 2. Xishoon la'ahaanā¦

