Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saqaafe

MagacLafdheeri

Macnaha

Socod warwareeg ah oo lagu qaraabto. ld saqaaf¹.

Erayo la-mid ah

saqaafMacne la'aan socosho. ld saqaafee.saqaafidld saqaafeyn.saqafQori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.sa…saqafaysashold saqafaysad, saqafaysi.saqafaysoTimo saqaf ku firasho.saqafeeTimo saqaf ku firid.saqajaan1. S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon. 2. Xishoon la'ahaan…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms