Qaamuuska Asalka
samaysan
(-smay, -santay; -smi)Falmg1
Macnaha
Wax la sameeyey noqosho.
Erayo la-mid ah
samaacadQalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu d…samaanld samaansho, sami, samo¹.samaansho/dh eeg samow. ld samaan².samaanyo/dh (Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la si…samadSuun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaa…samaddoonNin beel madax u ah.samadiidQof xumokatalis ah.samadiidnimoSamadiid ahaansho.

