Qaamuuska Asalka
samaanyo
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la siiyo dad gaar ah (yibir, caadaqaate).
Erayo la-mid ah
samaacadQalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu d…samaanld samaansho, sami, samo¹.samaansho/dh eeg samow. ld samaan².samadSuun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaa…samaddoonNin beel madax u ah.samadiidQof xumokatalis ah.samadiidnimoSamadiid ahaansho.samafalWanaag iyo taageero cid loo sameeyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
