Qaamuuska Asalka
samaacad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu dambeysa ee inoo fududeysa maqalkasambuuq² wararka idaacadaha, telefoonnada iwm. Samaacaddu waxaay qabataa shaqo lid ku ah ta maykarafoonku qabto, waxana ay awood u leedahay in baahinta codka kordhiso, gaarsiisana meelo fog. eeg maykarafoon.
Erayo la-mid ah
samaanld samaansho, sami, samo¹.samaansho/dh eeg samow. ld samaan².samaanyo/dh (Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la si…samadSuun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaa…samaddoonNin beel madax u ah.samadiidQof xumokatalis ah.samadiidnimoSamadiid ahaansho.samafalWanaag iyo taageero cid loo sameeyo.

