Qaamuuska Asalka
sakhradeysnaan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Eeg: sakhraansanaan
Sidoo kale eeg:sakhraansanaan
Erayo la-mid ah
sakhraamiCid sakhraan ka dhigid.sakhraaminld sakhraamis.sakhraanQof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu…sakhraanQof wax sakhradi hayso noqosho.sakhraannimoSakhraan ahaansho.sakhraansanQof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.sakhraansanaanld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.sakhraansanaansho/dh ld sakhraan-sanaan.

