Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sakhraan

(-aamiin, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.

Erayo la-mid ah

sakhraamiCid sakhraan ka dhigid.sakhraaminld sakhraamis.sakhraannimoSakhraan ahaansho.sakhraansanQof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.sakhraansanaanld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.sakhraansanaansho/dh ld sakhraan-sanaan.sakhradMiyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.sakhradeysnaansho/dh ld sakhraas-naan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms