Qaamuuska Asalka
sakhraami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid sakhraan ka dhigid.
Erayo la-mid ah
sakhraaminld sakhraamis.sakhraanQof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uuā¦sakhraanQof wax sakhradi hayso noqosho.sakhraannimoSakhraan ahaansho.sakhraansanQof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.sakhraansanaanld sakhraansanaansho, sakhradeysnaan.sakhraansanaansho/dh ld sakhraan-sanaan.sakhradMiyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
