Qaamuuska Asalka
sahayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
Erayo la-mid ah
sahalWax aan dhib lahayn ama fudud.sahalWax fududayn.sahamiSahan aadid. ld sahmi².sahaminld sahamis, sahmin, sahmis.sahamiyeQof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.sahan1. Aadidda meel la aado si looga war keeno. 2. S. ah: qof me…sahansanWax la sahmiyey ahaansho.sahansanaanld sahan-sanaansho.

