Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sahan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Aadidda meel la aado si looga war keeno. 2. S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.

Erayo la-mid ah

sahalWax aan dhib lahayn ama fudud.sahalWax fududayn.sahamiSahan aadid. ld sahmi².sahaminld sahamis, sahmin, sahmis.sahamiyeQof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.sahansanWax la sahmiyey ahaansho.sahansanaanld sahan-sanaansho.sahansanaansho/dh ld sahansanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms