Qaamuuska Asalka
sahal
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax aan dhib lahayn ama fudud.
Erayo la-mid ah
sahamiSahan aadid. ld sahmi².sahaminld sahamis, sahmin, sahmis.sahamiyeQof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.sahan1. Aadidda meel la aado si looga war keeno. 2. S. ah: qof me…sahansanWax la sahmiyey ahaansho.sahansanaanld sahan-sanaansho.sahansanaansho/dh ld sahansanaan.sahansoMeel dan laga leeyahay soo dayasho.

