Qaamuuska Asalka
saf
(-faf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
Erayo la-mid ah
safaaradXaafiiska danjiraha. ld safaaro.safad1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna…safanDildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku k…safanWax si saf ah u taagan ahaansho.safanNafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal o…safarBilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.safar1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel…safar1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u a…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
