Qaamuuska Asalka
safad
(-dyo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito. 2. ld safasho.
Erayo la-mid ah
safaaradXaafiiska danjiraha. ld safaaro.safanDildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku k…safanNafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal o…safanWax si saf ah u taagan ahaansho.safar1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u a…safarBilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.safar1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel…safashold safad.

