Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

safan

MagacLafdheeri

Macnaha

Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.

Erayo la-mid ah

safaaradXaafiiska danjiraha. ld safaaro.safad1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna…safar1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u a…safarBilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.safar1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel…safashold safad.safaysnaansho/dh ld sifaysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms