Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saddexeeye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha. 2. Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.

Erayo la-mid ah

saddanWax galiilyo hayso noqosho.saddaysanWax siddo loo yeelay ahaansho.saddexTirada labada iyo afarta u dhexeysa; “3”.saddex-jibbaarane(xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal …saddex-madaxle(c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha …saddex-xagalShaxan saddex gees leh.saddex-xagal-dhinacyo-isle'egSaddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo…saddex-xagal-ismaSaddex-xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan i…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms