Qaamuuska Asalka
saddex-madaxle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka.
Erayo la-mid ah
saddanWax galiilyo hayso noqosho.saddaysanWax siddo loo yeelay ahaansho.saddexTirada labada iyo afarta u dhexeysa; “3”.saddex-jibbaarane(xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal …saddex-xagalShaxan saddex gees leh.saddex-xagal-dhinacyo-isle'egSaddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo…saddex-xagal-ismaSaddex-xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan i…saddex-xagal-labaaleSaddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
