Qaamuuska Asalka
saddaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax siddo loo yeelay ahaansho.
Erayo la-mid ah
saddanWax galiilyo hayso noqosho.saddexTirada labada iyo afarta u dhexeysa; “3”.saddex-jibbaarane(xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal …saddex-madaxle(c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha …saddex-xagalShaxan saddex gees leh.saddex-xagal-dhinacyo-isle'egSaddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo…saddex-xagal-ismaSaddex-xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan i…saddex-xagal-labaaleSaddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
