Erayo la-mid ah
sabaadDhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan …sabaalRaalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.sabaaliWax sasabid.sabaanWaqti; wąa; jeer. ld samaan¹.sabaayadKimis balballaaran oo si gaar ah looga dubo bur; burkaaki ja…sababWax dhacay waxa keenay.sababWax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.sabadAgagaarka guriga, xerada iwm.

