Qaamuuska Asalka
sabab
(-bo/asbaab, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wax dhacay waxa keenay.
Erayo la-mid ah
sabaadDhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan …sabaalRaalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.sabaaliWax sasabid.sabaanWaqti; wąa; jeer. ld samaan¹.sabaayadKimis balballaaran oo si gaar ah looga dubo bur; burkaaki ja…sabadAgagaarka guriga, xerada iwm.sabansabdho1. Geed weyn, xoog badan oo wax lagu dhiso. 2. Wax yar oo na…sabar1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaa…

