Qaamuuska Asalka
sabaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Waqti; wąa; jeer. ld samaan¹.
Erayo la-mid ah
sabaadDhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan …sabaalRaalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.sabaaliWax sasabid.sabaayadKimis balballaaran oo si gaar ah looga dubo bur; burkaaki ja…sababWax dhacay waxa keenay.sababWax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.sabadAgagaarka guriga, xerada iwm.sabansabdho1. Geed weyn, xoog badan oo wax lagu dhiso. 2. Wax yar oo na…

