Qaamuuska Asalka
saaxirad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naag sixirka taqaan.
Erayo la-mid ah
saaxiS. ah: qof maskaxdiisu tamaam tahay.saaxiibNin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.saaxiibNaag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.saaxiibLa s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.saaxiibadGabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay.saaxiibnimoSaaxiib ahaansho. ld saaxiibtinnimo.saaxilXeeb.saaxirNin sixirka yaqaan.

