Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saaxi

MagacLafdheerikh

Macnaha

S. ah: qof maskaxdiisu tamaam tahay.

Erayo la-mid ah

saaxiibNin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.saaxiibNaag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.saaxiibLa s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.saaxiibadGabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay.saaxiibnimoSaaxiib ahaansho. ld saaxiibtinnimo.saaxilXeeb.saaxirNin sixirka yaqaan.saaxiradNaag sixirka taqaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms