Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saaxiib

(-bbo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.

Erayo la-mid ah

saaxiS. ah: qof maskaxdiisu tamaam tahay.saaxiibadGabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay.saaxiibnimoSaaxiib ahaansho. ld saaxiibtinnimo.saaxilXeeb.saaxirNin sixirka yaqaan.saaxiradNaag sixirka taqaan.saaxirnimoSaaxir ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms