Qaamuuska Asalka
saamiggal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Isgarabdhigidda laba ama dhawr saami. Haddii, tusaale ahaan, a, b, c ay yihiin saddex tiro oo ay a:b:c = 2:3:5, warkaa a/2, b/3, c/5 waxa la yiraahdaa waxa ay saamiggal u yihiin 2, 3, 5, xiriirkuna waxa loo muujinkaraa a=b=c. Sidaa oo kale, waxa aan oran karna a:b = 2:3, b:c = 3:5, iyo a:c = 2:5.
Erayo la-mid ah
saamKaltanka heeganka.saamaggadeCayayaan yaryar oo lugo badan leh iyo midab caddaan xigeen a…saamajiidSi caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.saamajiidSi caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.saamaxDhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaa…saamaxWax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay…saamaynld saamays.saamee1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.

