Qaamuuska Asalka
saamajiid
MagacLafdheeri
Macnaha
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.
Erayo la-mid ah
saamKaltanka heeganka.saamaggadeCayayaan yaryar oo lugo badan leh iyo midab caddaan xigeen a…saamaxDhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaa…saamaxWax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay…saamaynld saamays.saamee1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.saami1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida …saami(xis.) Saamiga laba xaddi ama laba walax xisaabeed A iyo B w…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
