Qaamuuska Asalka
saamaggade
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh iyo midab caddaan xigeen ah oo tiro badan u wada socda.
Erayo la-mid ah
saamKaltanka heeganka.saamajiidSi caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.saamajiidSi caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.saamaxDhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaa…saamaxWax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay…saamaynld saamays.saamee1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.saami1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
