Qaamuuska Asalka
ruugaamin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld ruu- gaamis.
Erayo la-mid ah
ruug1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. …ruug1. Wax adag calaalin. 2. Arrin si wanaagsan uga baaraandegid…ruugaamiJaan iyo jiib cayaar la raacid.ruugaanHabka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.ruuganWax la ruugay ahaansho.ruugcaddeNin da' weyn oo karti iyo waaya-aragnimo badan leh.ruugmaraarOday xooggan.ruugnaanld rug-naansho.

