Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ruugaami

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

Jaan iyo jiib cayaar la raacid.

Erayo la-mid ah

ruug1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. …ruug1. Wax adag calaalin. 2. Arrin si wanaagsan uga baaraandegid…ruugaaminld ruu- gaamis.ruugaanHabka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.ruuganWax la ruugay ahaansho.ruugcaddeNin da' weyn oo karti iyo waaya-aragnimo badan leh.ruugmaraarOday xooggan.ruugnaanld rug-naansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms