Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ruug

(-gag, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. 2. Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

Erayo la-mid ah

ruugaamiJaan iyo jiib cayaar la raacid.ruugaaminld ruu- gaamis.ruugaanHabka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.ruuganWax la ruugay ahaansho.ruugcaddeNin da' weyn oo karti iyo waaya-aragnimo badan leh.ruugmaraarOday xooggan.ruugnaanld rug-naansho.ruugnaansho/dh ld ruugnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms