Qaamuuska Asalka
roob-gu'eed
(-bab ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May.
Erayo la-mid ah
roob(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana…roob-deyreed(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka k…roob-ka-jeedMeel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay si…roobabbowWakhti roob da'ayo.roobbanDhul wax roob helay ahaansho.roobbanaanld roobbanaansho.roobbanaansho/dh ld roobbanaan.roobbeegQalab lagu cabbiro heerka roob da'ay.

