Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

riyaxire

MagacLafdheeri

Macnaha

Geedgaab faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.

Erayo la-mid ah

riyaalLacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale l…riyaaqFarxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.riyaaqU r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.riyaaqidld riyaaq¹.riyaax1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo…riyaax/mg1 (-xay, -xday) 1. (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin. 2. (f.…riyaggooleeyeGeedgaab sida jeerinka u baxa oo dhirta daawada ka mid ah.riyakudduulDabayl qafiif ah oo dhaxan leh oo diraacda dhacda.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms