Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

riyaal

(dhaq.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.

Erayo la-mid ah

riyaaqFarxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.riyaaqU r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.riyaaqidld riyaaq¹.riyaax1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo…riyaax/mg1 (-xay, -xday) 1. (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin. 2. (f.…riyaggooleeyeGeedgaab sida jeerinka u baxa oo dhirta daawada ka mid ah.riyakudduulDabayl qafiif ah oo dhaxan leh oo diraacda dhacda.riyannuug1. Orgi yar oo hooyadii nuuga. 2. Nin hungurixumo lagu dhali…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms