Qaamuuska Asalka
riyaax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.
Erayo la-mid ah
riyaalLacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale l…riyaaqFarxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.riyaaqU r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.riyaaqidld riyaaq¹.riyaggooleeyeGeedgaab sida jeerinka u baxa oo dhirta daawada ka mid ah.riyakudduulDabayl qafiif ah oo dhaxan leh oo diraacda dhacda.riyannuug1. Orgi yar oo hooyadii nuuga. 2. Nin hungurixumo lagu dhali…riyannuugAbeeso-lugalay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
