Qaamuuska Asalka
riiqo
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-qday, -qatay) 1. (f.g) Khad dhuxul ka samaysasho. 2. (f.mg) Neef caato la socon waayid.
Erayo la-mid ah
riiq1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska in…riiqAdkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².riiq1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.riiqan1. Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm). 2. Neef xoolaad …riiqanWax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).riiqnaanld riiqnaansho.riiqnaansho/dh ld riiqnaan.riiqriiqashold riiqriiqsi.

