Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

riiq

(-qyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.

Erayo la-mid ah

riiqan1. Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm). 2. Neef xoolaad …riiqanWax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).riiqnaanld riiqnaansho.riiqnaansho/dh ld riiqnaan.riiqo/mg3 (-qday, -qatay) 1. (f.g) Khad dhuxul ka samaysasho. 2. …riiqriiqashold riiqriiqsi.riiqriiqsoNafley salka nuuxnuuxin si fadhigu ugu hagaago.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms