Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

riiqan

(-qmay, -qantay; -qmi)
Falmg1

Macnaha

1. Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm). 2. Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.

Erayo la-mid ah

riiq1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska in…riiqAdkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².riiq1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.riiqnaanld riiqnaansho.riiqnaansho/dh ld riiqnaan.riiqo/mg3 (-qday, -qatay) 1. (f.g) Khad dhuxul ka samaysasho. 2. …riiqriiqashold riiqriiqsi.riiqriiqsoNafley salka nuuxnuuxin si fadhigu ugu hagaago.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms