Qaamuuska Asalka
reermagaalnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qof reer magaal ah- aansho.
Erayo la-mid ah
reer1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo w…reerbaaddiyeDad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.reerbaaddiyenimoReerbaadiye ahaan-sho.reerbeledReermagaal.reercadGeela iyo riyaha.reerguuraaDad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.reerguuraaDhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan k…reermadowIdaha iyo lo'da.

