Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

reer

(-ro, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.

Erayo la-mid ah

reerbaaddiyeDad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.reerbaaddiyenimoReerbaadiye ahaan-sho.reerbeledReermagaal.reercadGeela iyo riyaha.reerguuraaDad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.reerguuraaDhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan k…reermadowIdaha iyo lo'da.reermagaal1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax a…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms