Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

reerguuraa

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Dad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.

Erayo la-mid ah

reer1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo w…reerbaaddiyeDad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.reerbaaddiyenimoReerbaadiye ahaan-sho.reerbeledReermagaal.reercadGeela iyo riyaha.reermadowIdaha iyo lo'da.reermagaal1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax a…reermagaalnimoQof reer magaal ah- aansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms