Qaamuuska Asalka
rag
MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
1. Koox dad ah oo lab. 2. R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
Erayo la-mid ah
ragaadNeef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.ragaad1. Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda. 2. Sallaanka (j…ragaadiNeef geel ah ragaad ka bixin.ragaadsanNeef geel ah oo ragaaday ahaansho.ragaadsanaanld ragaadsanaansho.ragaadsanaansho/dh ld ragaadsanaan.ragaalXilli roob dhamaaday, geedi-hiina caleen dhacsadeen, xooluhu…ragacTaayar, maro, iwm wax karin saarid.

