Qaamuuska Asalka
ragac
(-cay, -cday)Falg1
Macnaha
Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
Erayo la-mid ah
ragaad1. Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda. 2. Sallaanka (j…ragaadNeef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.ragaadiNeef geel ah ragaad ka bixin.ragaadsanNeef geel ah oo ragaaday ahaansho.ragaadsanaanld ragaadsanaansho.ragaadsanaansho/dh ld ragaadsanaan.ragaalXilli roob dhamaaday, geedi-hiina caleen dhacsadeen, xooluhu…ragannimoRag ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
