Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ragaadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Neef geel ah ragaad ka bixin.

Erayo la-mid ah

ragaad1. Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda. 2. Sallaanka (j…ragaadNeef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.ragaadsanNeef geel ah oo ragaaday ahaansho.ragaadsanaanld ragaadsanaansho.ragaadsanaansho/dh ld ragaadsanaan.ragaalXilli roob dhamaaday, geedi-hiina caleen dhacsadeen, xooluhu…ragacTaayar, maro, iwm wax karin saarid.ragannimoRag ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms