Qaamuuska Asalka
rabbaysan
(-smay, -santay; -smi)Falmg1
Macnaha
1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.
Erayo la-mid ah
rabbaasOrod boodbood leh. ld rabbaasid.rabbaasOrod boodbood leh samayn (nafley).rabbaasidld rabbaas¹.rabbaayadXayawaan la baray inuu dadka la dhaqmo.rabbadh(kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabii…rabbaysashold rab-baysi.rabbaysnaanld rabbaysnaansho.rabbaysnaansho/dh ld rabbaysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
