Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rabbaayad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xayawaan la baray inuu dadka la dhaqmo.

Erayo la-mid ah

rabbaasOrod boodbood leh. ld rabbaasid.rabbaasOrod boodbood leh samayn (nafley).rabbaasidld rabbaas¹.rabbadh(kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabii…rabbaysan1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosh…rabbaysan1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya- waan rabba…rabbaysashold rab-baysi.rabbaysnaanld rabbaysnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms